Hargeysa (W,N):- Siyaasi Abgaal oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa auu si adag u dhaliilay xukuumada uu soo dhisay madaxweyne Muuse Biixi.
Sidoo kalena Siyaasi Abgaal ayaa sheegay in saami qeybsiga xukuumada uu dhisay Madaxweyne Muuse biixi ay tahay mid ku eeg beesha dhexe.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/BoTU7bqUva8
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office