WAJAALE NEWS

Ururka Qareenada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Xeerarka Ay Ansixiyeen Baarlamaanka Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Ururka qareenada Somaliland ayaa war saxafeed kazoo saaray xeerrarka isa saarka doorashooyinka ee ay ansixiyeen golaha wakiilada Somaliland.

Sidoo kale ururka Qareenada Somaliland ayaa soo dhaweeyay dhamaystirka sharciga doorashada ee ay meelmariyeen baarlamaanka Somaliland

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version