HARGAYSA(W,N) Odayaasha ,Waxgaradka Degmada Boocame ee Gobolka Sool ayaa soo Dhaweeyay ciidamada Qaranka Ee ku sugan jiida hore, kuwaasi oo fagaaraha magaalada ay ka taageen calanka Somaliland iyagoo sheegay in ay mudo sugayeen maamulka Somaliland oo soo gaadha,
Dhanka kale bulshada ku dhaqan degaanka boocame ayaa baaq udiray xukuumada somaliland.
https://youtu.be/zR2omhtJpaA