WAJAALE NEWS

Daawo Muuqaalka: Qaad La,aanta Oo Sababtay Inay Hargaysa Rabshado ka dhacaan+Khasaaraha Ka Dhashay

Hargeysa (W,N):- Dadwaynaha Magaalada Hargaysa ayaa rabshado ay kaga soo horjeedaan Jaad La,aanta iyo kor u kaca qiimihiisa ka dhigay Suuqa Wayn ee Magaalada Hargaysa waxaana dadkii rabshadaha dhigayay Rasaas ku kala dareeriyay Ciidamada Booliska.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/KnoPVyEZcAg

.

Exit mobile version