Daawo Muuqaalka: Qaad La,aanta Oo Sababtay Inay Hargaysa Rabshado ka dhacaan+Khasaaraha Ka Dhashay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo Muuqaalka: Qaad La,aanta Oo Sababtay Inay Hargaysa Rabshado ka dhacaan+Khasaaraha Ka Dhashay
February 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Dadwaynaha Magaalada Hargaysa ayaa rabshado ay kaga soo horjeedaan Jaad La,aanta iyo kor u kaca qiimihiisa ka dhigay Suuqa Wayn ee Magaalada Hargaysa waxaana dadkii rabshadaha dhigayay Rasaas ku kala dareeriyay Ciidamada Booliska.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/KnoPVyEZcAg

.

COMMENTS
LINKS