Hargeysa (W,N):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa ka hadlay Shirkad Maalgashi oo laga hirgaliyay Dalka Imaaraadka waxaana shirkadaasi ku tilmaamay Mid la xidhiidha Musuq-maasuq oo lagu dhacayo hantidii umada.
Sidoo kale Gudoomiye Cirro ayaa Madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu xilka ka qaado Wasiirka Arimaha Dibada Iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Isutaga Imaaraadka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/HsJJ8jNWYrI