Hargaysa (W,N):- Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad ka jeediyay Munaasibada Xuska Maalinta Dhagax-tuurka oo maanta ku beegnayd ayaa waxaa uu sheegay in Mushaharkii ugu horeeyay ee ay Golihiisa Wasiiradu qaataan uu Maanta u Saxeexay islamarkaana intii hore ay bilaa Mushahar ku shaqaynayeen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office