Hargaysa (W,N):-Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ayaa Durba Waxaa ka Dhex Bilaabmay Khilaaf iyo Isfaham la,aan Shaqo Taasi oo Bulshada Reer Somaliland ku Abuurtay Dareeno kala duwan Iyo War War laga Qabo Shaqo Gudashada Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi.
Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Sacad Cali Shire ayaaa mar wax laga waydiiyay wax uu ka og yahay dhalinyaro reer Somaliland oo dalka Qadar la gaynayo iyagoo Askar u noqon doona dalkaasi ayaa wuxuu jawaabteeda u riixay Wasiirka Shaqo Galinta iyo Arimaha Bulshada Hinda Jaamac Xirsi, Sidoo kalena Wasiirada Shaqada Ayaa Iyana ogaalka Warkan usoo Riixday Dhanka Wasiirka Arimaha Dibada
Halkan hoose ka daawo muuqaalka