|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Fadeexada Wasiiro Xukuumda Madaxwayne Muuse Biixi Ka Tirsan Oo Midba Midka Kale Ku Riixay Ogaalka Dhalinyaro Qatar Loo Qaadayo
February 11, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (W,N):-Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ayaa Durba Waxaa ka Dhex Bilaabmay Khilaaf iyo Isfaham la,aan Shaqo Taasi oo Bulshada Reer Somaliland ku Abuurtay Dareeno kala duwan Iyo War War laga Qabo Shaqo Gudashada Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi. Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Sacad Cali Shire ayaaa mar wax laga waydiiyay wax uu ka og yahay dhalinyaro reer Somaliland oo dalka Qadar la gaynayo iyagoo Askar u noqon doona dalkaasi ayaa wuxuu jawaabteeda u riixay Wasiirka Shaqo Galinta iyo Arimaha Bulshada Hinda Jaamac Xirsi, Sidoo kalena Wasiirada Shaqada Ayaa Iyana ogaalka Warkan usoo Riixday Dhanka Wasiirka Arimaha Dibada Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Shirkada DP WORLD Oo War Saxafadeed Kasoo Saartay Hawlaha Ay Ka Bilowday Dekeda Berbera Iyo Waxyaa... Madaxweyne Muuse Biixi oo shacabka Somaliland iyo ummadda islaamkaba ku hambalyeeyey munaasabadda ci... Siyaasiga Ban fadhiga ah Ee Jamaal Cali Xuseen Oo Maalinta Bari ah Si Rasmiya Ula Midoobaya Xisbi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|