Hargeysa (W,N):- Marwo Faadumo Siciid ayaa si adag uga hadashey kulan dhawaan magaalada Moqdisho ku dhex maray Wasiirkii hore ee Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Raysal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya.
Marwo Faadumo Siciid ayaa waxaa ay kulankaas ku sifeysay mid khiyamo qaran ah Madaama oo Maxamed Cabdilaahi Cumar yahay sarkaal ka tisan xisbiga Kulmiye iyada oo ku sifeysay Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Cumar mid dilaalaya wada hadalada Somaliland iyo Somaliya.
Halkan hoose ka daawwo muuqaalka
https://youtu.be/sS3FD1UXJaI
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office