WAJAALE NEWS

DAAWO: 90-jir Tafsiirka Qur’aanka ka Bartay Idaacada Radio Hargeysa

HARGAYSA(W,N) Dadaalka Aw Maxamed Ibraahim oo ah oday 90jir ah oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxa uu tafsiirka qur’aanka ka bartay idaacadda Radio Hargeysa isagoo ku dhawaad 15 sano ka baranaayay tafsiirka idaacadda.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA;

 

Exit mobile version