DAAWO: 90-jir Tafsiirka Qur’aanka ka Bartay Idaacada Radio Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: 90-jir Tafsiirka Qur’aanka ka Bartay Idaacada Radio Hargeysa
February 9, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Dadaalka Aw Maxamed Ibraahim oo ah oday 90jir ah oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxa uu tafsiirka qur’aanka ka bartay idaacadda Radio Hargeysa isagoo ku dhawaad 15 sano ka baranaayay tafsiirka idaacadda.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA;

 

COMMENTS
LINKS