Addis Ababa (W,N):- Baarlamaanka Dalka Itoobiya iyo Xisbiga Isbahaysiga Dalka Itoobiya ee EPRDF Ayaa ka aqbalay iscasilaadii Raysal Wasaaruhu ku dhawaaqay shalay Hailemariam Desalegn taasi oo ahayd mid lama filaan ah
Dhanka kale waxaa degan xaalada guud ee dalka Itoobiya oo ah dal guudna
Sidoo kale waxay xisbiga talada haya iyo ururada ay isbahaysteen ku hawlan yihiin cidii buuxin lahayd jagada raysal wasaraaha taasi oo la hadal hayo dhowr xubnoo oo uu ugu horeeyay Raysal Wasaare kuxigeen iyo midka mida madaxda ismaamulada dalka itoobiya,
HALKAN KA DAAWO WARBIXIN IDAACADA VOA KA DIYAARISAY XAALADIHII UGU DANBEEYAY EE DALKA ITOOBIYA.
https://youtu.be/roMzz0MtMYw