Hargaysa (W,N):- Abwaan Maxamed Cabdi Jaamac (TARABI) ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday Tiro Abwaano ah oo ay Xukuumadii Siilaanyo u qortay Guno ayaa waxaa uu sheegay in Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ay Gunadassi ka jartay isaga iyo Abwaan Hadraawi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka