WAJAALE NEWS

Xisbiga Waddan Oo Si Adag Uga Hadlay Wasiir Ka Tirsan Xukuumada Somaliya Oo Jooga Deegaano Somaliland Ka Tirsan

Hargeysa(W,N)-Xoghayaha Cadaalada Xisbiga WADDANI ayaa si adag uga hadlay Wasiir ka tirsan Xukuumadda Somaliya oo ku sugan deegaano Somaliland ka tirsan ,waxaana uu sidoo kale si adag u dhaliilay xukuumadda madaxwayne Muuse Biixi Cabdi.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka

Exit mobile version