WAJAALE NEWS

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Ansixiyey Miisaaniyad Sanadeedka 2018-ka

Gabiley (W,N)-Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gobolka Gabiley ayaa maanta Ansixiyay Miisaaniyad Sanadeedka 2018-ka, waxaana fadhigan Golaha ka soo xaadiray 19 Xildhibaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version