WAJAALE NEWS

Ururka Gabiley Mental Health Oo Agabka Dhaxanta Soo Gaadhsiiyay Cisbitaalka Dhimirka Ee Gabiley

Gabiley (W,N)-Ururka Gabiley Mental Health ayaa maanta Cisbitaalka dhimirka ee Magaalada Gabiley soo gadhsiiyay deeq isugu jirta agabka kala duwan ee lagaga gaashaanto dhaxanta.

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka

Exit mobile version