Hargaysa(W,N)-Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland ayaa ku eedeeyay Wasaaradaha inay qortaan Lataliyayaal lagu naas nuujiyo Wasaaradahaasi,waxaana uu sheegay in meesha laga saarayo Lataliyayaasha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka
https://youtu.be/PYz0l0tra4w