WAJAALE NEWS

Gudi Hoosaadka Deegaanka Ee Golaha Wakiilada Oo Shir Isugu Yeedhay Maayarada Dalka

Hargaysa(W,N)-Gudi hoosaadka deegaanka iyo khayraadka dabiicagaa ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa manta Shir isugu yeedhay Maayarada Dalka.

Shirkan oo ka furmay xarunta Golaha Wakiilada ayaa lagaga arinsanayay sidii kor loogu qaadi lahaa Bilicda isla markaana qashinka looga uruurin lahaaa guud ahaan dalka,waxaana Shirkan faah-faahin ka bixiyay Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka

Exit mobile version