WAJAALE NEWS

DAAWO ; Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Oo Qado Sharaf Magaalada Hargaysa Ugu Sameeyay Oday Bile Rafle.

HARGAYSA (W,N) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Xubno kamida hogaanka xisbiga ayaa maanta magaalada hargaysa waxay qado sharaf ugu sameeyeen Oday Bile Rafle Guleed oo mudooyinkan ku sugnaa Somaliland.

qado bile rafle 2

Xisbiga Waddani Oo Qado Sharaf U Sameeyay Siyaasi Bile Rafle

Exit mobile version