WAJAALE NEWS

DAAWO; Xaalada Gacan Ku Haynta Biyaha Magaalada Gabiley Oo Meel Adag Maraysa Iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Oo Dood ka Yeeshay,

GABILEY(W,N) Kalfadhigii Golaha Deeganka Degmada Gabiley ayaa Waxaa maalmihii Udanbaysay Lagaga doodayay xaalada biyaha magaalada gabiley oo gacan ku hayntooda  abuurtay khilaaf iyo sidoo kale in aanay golaha deeganka waxba ka ogayn markii shirkadii samsam laga qaaday kadib cida  maamulkeeda iyo xaqiiqda ka jirta  la socota

Xildhibaanada golaha deegaank gabiley ayaa ka hadlay arintan  markii uu soo dhamaaday kaladhigii ay kaga doodayeen gacan ku haynta biyaha gabiley.

 

Exit mobile version