HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada biyaha jamhuuriyada Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa hanjabaad culus diray maamul goboleedka Puntland iyo dawlada somaliya oo uu ku tilaamay in ay doonayso khilaaf dhexdooda ah in ay ku saxaan faro galinta somalilad.