Hargaysa(W,N)-Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge ayaa si adag uga hadlay Dhalinyarada Suuqa Lagaga jarayo timaha waxaana uu Sheegay in aanay haboonayn in dhalinyarada loola tago wax dhib ku ah iyagoo la daalaa dhacaya dhibaatooyin fara badan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka