WAJAALE NEWS

Daawo Muuqaalka kenya Oo Gashay Qalalaase Siyaasadeed Iyo Raila Odinga Oo Goob Fagaare Ah Loogu Dhaariyay Madaxwayne,

Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga Ayaa kasoo hor muuqday kumanaan Qof oo Isugu soo baxay Beerta Uhuru Ee Nairobi, Halkaas oo lagu Dhaariyay in uu yahay “Madaxweynaha Shacabka” Kenya.

NAIROBI(W,N) Hogaamiyaha xisbigii qaadacay doorashada Kenya  Raila Odinga ayaa maanta waxaa fagaaraha beeraha xoriyada e nayroobi loogu dhaariyay madaxwaynaha Kenya xili hore ay gudiga doorashooyinka Kenya u shaaciyeen  in uudoorashada ku guulaystay Uhuro Kenyata kaasi oo hada ah madaxwaynaha Kenya.

Fagaarahan lagu dhaarinayay hogaamiyaha mucaaridka odinga ayaa waxaa iskugu soo baxay malaayiin shacab ak kuwaasi oo keenay in  ciidamada amaanka Kenya ay  ku dhici waayeen in  ay joojiyaan munaasibadan sifaha khaldan loogu dhaarinayay madaxwaynaha labaad ee Kenya,

Exit mobile version