Addis Ababa (W,N):-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya uu kula kulmay Orod yahanka caanka ah ee Mo Farah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland isla markaana u orda dalka Ingiriiska,Sidoo kale Mo Farah iyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay sameen tartan orod kooban ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office