WAJAALE NEWS

DAAWO;Safiirka Talyaaniga oo Jaamacadda Hargaysa Ka Furay Kulan Lagaga hadlayo Nabadda

HARGEISA(Wajaalenews) Safiirka Dawlada Talyaaniga u fadhiya dalalka Somaliland iyo Somalia oo fadhigiisu yahay Magaalada Nairobi ayaa maanta Jaamacadda Hargaysa ka furay kulan lagaga hadlayo nabadda iyo xoojinteeda kaasoo socon doona muddo todobaad ah ayna soo qabanqaabisay Kuliyadda nabada iyo xallinta khilaafaadka ee jaamacadda hargaysa.

 

 

 

Exit mobile version