Hargaysa(W,N) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Ayaa maanta safarkoodii ugu Horeeyay Mudadii la doortay kadib ugu Baxay Dalka anyu Jaarka Nahay Ee Etobiya
Ujeedada Safarka Madaxwaynaha Somaliland Ayaa la sheegay in casuumad rasmiya ka helay Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya.
wallow aanay madaxwaynaha iyo xubnihii la socdayba aanay wax faahfaafin ah bixin safarkoodan.