Hargaysa(W,N)-Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa cod u qaaday qadiyada Magaalada Qudus 128 dal oo diiday 9 ogolaaday iyo 35 ka maqnaaday.
Wadamada Maali iyo Afgaanistan ayaa ka laabtay arjigoodii ku taageereen in golaha loo dhan yahay la horkeeno qadiyada Qudus,bale waxaa isla markiiba buuxiyay wadamada Comros, Koonfur Afrika,
HALKAN HOOSE KA AKHRISO