Borama (W,N)-Maxkamada Racfaanka gobolka Awdal ayaa maanta Xukuno kala duwan ku riday 59 eedaysanayaal oo lagu soo qabtay Tahriib kuwaasi oo lagu soo qabtay xuduudka u dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka