WAJAALE NEWS

Daawo Musuqmaasuq Iyo Eedayn Loo Soo Jeediyay Gudoomiyaha Hay’ada Shaqalaha Dawlada Sharmaake Geele.

sharmaake geele Hargeisa(WJN):-gudoomiye ku xigeenka garabka dhalinyaradda ee xisbiga mucaarid ka ah ee wadani Cabdirisaaq Sugaal ayaa dhaliilo iyo waliba eedayn u soo jeediyay gudoomiyaha hay’ada shaqalaha dawlada sharmaake geele waxa uu ku sifeeyay shaqsi si badheedh ah buslhada iyo waliba qaran ka ku haya musuqmaasuq iyo wax isdaba marain
eedaynta ayaa ku soo beegmaysa xili uu madaxwayne muuse biixi cabdi uu wacad ku maray cid kasta oo lagu helo musuq maasuq iyo wax isdaba marin sharciga lala beegsan doono si uu dalku u noqdo mid ka kora dhibaatooyinka iyo aafad uu musuq maasuq dalkan u gaystay oo inta badan hadal hayntiisu aad u sarayso

 

 

 

Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version