WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Sheegay In Aanu Sharci Ahayn Heshiiskii Madaxwayne Siilaanyo Iyo Maamulka Khatumo

Hargaysa(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa mudo kadib ka hadlay heshiiskii uu Madaxwayne Siilaanyo la galay Cali Khaliif Galaydh,Sidoo kale waxaa uu sheegay in heshiiskaas ay wada galeen labada dhinac aanu ahayn mid sax ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Exit mobile version