Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Sheegay In Aanu Sharci Ahayn Heshiiskii Madaxwayne Siilaanyo Iyo Maamulka Khatumo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Sheegay In Aanu Sharci Ahayn Heshiiskii Madaxwayne Siilaanyo Iyo Maamulka Khatumo
December 4, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa mudo kadib ka hadlay heshiiskii uu Madaxwayne Siilaanyo la galay Cali Khaliif Galaydh,Sidoo kale waxaa uu sheegay in heshiiskaas ay wada galeen labada dhinac aanu ahayn mid sax ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

wjn-xayaysiis

COMMENTS
LINKS