WAJAALE NEWS

Dalka Jabuuti Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Bandhig Carweed Ganacsi

Djibouti(W,N)-Wadanka Jabuuti ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay bandhig Carwo oo shan cisho ka socotay Dalka Jabuuti waxaana Carwada ka qayb qaatay Shirkado dhinaca ganacsiga ka shaqeeya oo ka kala yimid wadamo kala duwan oo dinida ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Exit mobile version