Dalka Jabuuti Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Bandhig Carweed Ganacsi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dalka Jabuuti Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Bandhig Carweed Ganacsi
December 12, 2017 - Written by Reporter:

Djibouti(W,N)-Wadanka Jabuuti ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay bandhig Carwo oo shan cisho ka socotay Dalka Jabuuti waxaana Carwada ka qayb qaatay Shirkado dhinaca ganacsiga ka shaqeeya oo ka kala yimid wadamo kala duwan oo dinida ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
LINKS