WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Maaliyada Somaliland Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Jabuuti Oo Si wadajir ah Kormeer Indho Indhay ah ku Tagay Laanta Socdaalka Dalka Jabuuti Ee Xuduuda Labada Dal.

LAWYO CADO(W.N) Wafti ay hogaaminayso wasiirka wasaarada maaliyada jamuuriyada somaliand marwo Samsam Cabdi Aadan Oo Maalmihii Udanbaysa socdaalka ku joogay gobolka salal ayaa waxa maanta ay kormeer indho indhay ah kusoo mareen dhismo casriya oo xuduuda labadal ay ka dhisayso dawlada jabuuti

Taliyaha ciidanka laanta socdaalka dalka jabuuti ayaa warbixin kasiiyay wasirada maaliyada Somaliland iyo waftigii la socday.

Exit mobile version