Hargaysa(W,N)-Wasiirka cusb ee Wasarada Cadaalada Somaliland Eng Cabdi Qani ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaarada Cadaalada Axmed Faarax Cadare,munaasibada Xaflada ay xilka kula kala wareegayeen ayaa ka dhacday xarunta Wasarada Cadaalada.Waxaana ka soo qayb galay Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo masuuliyiin kale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka