WAJAALE NEWS

Wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland oo soo Bandhigtay Cilmi Baadhis Cusub


Hargeysa (W.N): Wasiirka Wasaarada isgaadhsiinta Somaliland DR.Cabdi weli Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil iyo gudoomiyaha jaamacada hargaysa PROF Maxamuud Yuusuf Muuse ayaa maanta shir jaraa,id oo ay si wada jir ah u qabteen ku soo bandhigay cilmi baadhis cusub oo ay iska kaashadeen wasaarada iyo jaamacada hargaysa
Halkan hoose ka daawo labada masuul oo faahfaahinaya arintaasi:

Exit mobile version