Hargaysa(W,N)-Maxamed Xaashi Cilmi Iyo Prof Cabdisalaan Yaasiin ayaa si adag uga hadlay maamulkii hawada ee lagu wareejiyay Dawlada Federaalka Somalia,waxaanay Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi u soo jeediyeen in ay talaabo cad ka qaado arintaa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka