WAJAALE NEWS

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Oo Dhagax Dhigay Fasalo Cusub Oo Lagu Kordhinayo Dugsiga Sare Ee Qalax.

GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada jsl Cabdixakiim siciid bustaale iy xubno kamid ah wasaarada waxbarshada ayaa gaadhay magaalada gabiley.

Wasiirkuxigeenka wasaarada waxbarashada, badhasaabka gobolka gabiley, maayarka magaalada gabiley iyo xildhibaano katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa kormeer wada jir ah kusoo maray dugsiga farsamada gacanta ee magaalada gabiley.

Sidoo kale wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada iyo maamulka gobolka gabiley ayaa dhagax dhigay fasalo cusub oo lagu kordhinayo dugsiga sare ee qalax.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version