WAJAALE NEWS

Daawo: Shacabka Reer Gabiley Oo Ka Hadlay Sida Ay U Arkaan Xukuumada Cusub

Gabiley(W,N)-Qaar ka mid ah dadwaynaha ku dhaqan Magaalada Gabiley ayaa ka hadlay sida ay u arkaan Xukuumada Cusub ee uu soo dhisay Madaxwayne Muuse Biixi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

 

https://youtu.be/XzQMH1b-7sg

Exit mobile version