Hargaysa(W,N) Qoraa Cali Axmed Dool (Cali Qoryoolay) oo kamida Qoraayada Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay golihii ugu horeeyay ee usoo magacaabo madaxwayne muuse biixi cabdi iyo faraqa udhaxeeyay golayaashii wasiirada ee ay soo dhiseen Madaxwaynayaashii somaliland Ukala Danbeeyay iyo midkasta Golihiisii Wasiiradii ee ugu horeeyay uu soo dhiso iyo kuwa uu xiligan soo magacaabay.
Dhanka kale qoraa cali qoryoolay ayaa timlaamay in wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahin axmed uu yahay wasiir ku haboon wasaaradaa loo magacaabay isagoo dhambaal hambalyo ah udiray wasiirka arimaha gudaha.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;