WAJAALE NEWS

“Axmed Isaga La Yaabi Maayo, Xisbigu Gudoomiyuu Leeyahay Waana Madaxweynaha, Isaga Ayuunbaa Amarka Bixiyay”..Siyaasi Geel Jire

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire oo ka mid ahaa xubnihii maanta xisbiga Kulmiye shaaciyay in uu ka saaray Xisbiga, ayaa ka hadley xilka qaadista lagu sameeyay, Isagoona ku Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay in uu ka danbeeyo xilka qaadistiisa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version