WAJAALE NEWS

Daawo: Madaxwayne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Dabkii Ka Kacay Magaalada Tog.Wajaale

Hargaysa(W,N)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay dabkii xoogaana ee xalay ka kacay Magaalada Tog.Wajaale,Waxaanu uu sidoo kale ka tacsiyadeeyay dadkii wax ku noqday Dab waxyeelo gaystay oo ka dhacay Gabiley Waxaanu baaq nabadeed uu u diray beelaha ku dagaalamaya Gobolka Sool.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version