WAJAALE NEWS

Daawo: “Heshiiskii Saldhiga Milateri Marnaba Kama Noqon Karto Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi”..Safiir Baashe Cawil

Hargeysa(W,N)-Safiirka Somaliland u fadhiya dalka  imaaraadka Carabta Baashe Cawil ayaa shaaca ka qaaday in aan marnaba Heshiiskii Saldhiga Milateri aanay ka noqo naynin Xukuumada Cusub ee Madaxwayne Muuse Biixi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka

Exit mobile version