WAJAALE NEWS

DAAWO; Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Caqabadaha Hortaagan In La Qabto Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida.

HARGAYSA(W,N) DAAWO; Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleeban Aadan Maxamuud ayaa  Ka Hadlay Caqabadaha Hortaagan In La Qabto Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Guurtida oo uu sheegay in aanu midna lahayd xeerkii lagu galayay doorashadooda,

 

Exit mobile version