WAJAALE NEWS

Warbixin: Maxaa Kor Yaala Madaxweynaha Cusub. Qaybtii 1.Aad

Hargeysa(W,N)-Warbixin ayaa laga diyaariyay waxaa kor yaala ee la doonayo inuu waxka qabto Madaxwaynaha  la doortay Muuse Biixi Cabdi,Iyadoo uu  wakhtigan dalku uu ku sugan yahay xaalad adag iyo duruufo gaar ah oo saamayn taban ku leh nolosha mushtamaca reer Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Warbixintan

https://youtu.be/KhPyysVZ03k

Exit mobile version