WAJAALE NEWS

War Deg Dega Daawo: Murrashaxa Xisbiga Waddani Oo Hada Ka Hadlay Go,aanka Xisbigu Ka Gaadhay Natiijada Doorashada Iyo Sobobaha Ku Kalifay In Uu Aqbalo+fariinta Uu Diray Shacabka

Hargeysa (W,N):- Murrashaxa Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu caawa go,aan ka soo qaatey natiijadii doorashadii madaxtooyada ee maanta lagu dhawaaqay.

Sidoo kale Murrashax Ciro ayaa waxaa uu sheegay in uu caawa qaadanaayo Go,aan qadhaadh una tanaasulaayo danta qaranka balse aanu u tanaasulin Muuse Biixi iyo xisbiga Kulmiye.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

Exit mobile version