WAJAALE NEWS

Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Magaalada Berbera

Hargaysa(W,N)-Siyaasi Maxamed Biixi Yoonis ayaa si adag uga hadlay Xaalada ay ku sugan tahay Magaalada Berbera,Sidoo kale waxaa uu Xisbiga Kulmiye ku Eedeeyay inay Magaaladii Berbera baabiiyeen.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

https://youtu.be/jtmdTMFcPwY

Exit mobile version