Hargaysa(W,N) Madaxwaynihii Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin oo dalka uyimid sidii uga Qaybgali lahaa Xuska Maalinta lasoo noqoshada Qarannimada Somaliland ee 18may ayaa bulshada reer somaliland ugu baaqday in ay umidoobaan dantooda
Sidoo kale Daahir Riyaale ayaa beelaha walaalaha ee dirirtu ku dhex martay deegaanada ceel afwayn ugu baaqay in joojiyaan colaada isagoo sheegay in ay yihiin dad wada dhashay oo aan meelna kala tagay,
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;