WAJAALE NEWS

Murrashax Ciro Iyo Wafti Uu Hor Kacayo Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Deegaanka Yubbe Ee Bariga Gobolka Sanaag

Yubbe,(W,N)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Murrashaxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa si diiraan loogu soo dhaweeyayd deegaanka Yubbe ee Bariga Gobolka Sanaag .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

https://youtu.be/GV9mpxlyrn4

 

 

Wariye Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

Exit mobile version